Dowladda Soomaaliya Ma Ku Xujoobi Doontaa Waxbarasha La’aanta Jiilka Da’da Yar! ?

Toddobaadyadii la soo dhaafay, waxaa magaaladda Addis Ababa ka socday kulammo wax ku ool ah oo dhexmaray Hay’adaha Maaliyadda Adduunka (IMF iyo World Bank), qaar ka mid ah Deeq Bixiyeyaasha, Dowladda F Soomaaliya, Bankiga Dhexe, iyo xubno ka tirsan Golaha Shacabkaba. Waxaase isweyddiin mudan, maxay xildhibaannadu iyaguna ka dooneen Addis Ababa, muxuuse shirku kaga duwanaa … Continue reading Dowladda Soomaaliya Ma Ku Xujoobi Doontaa Waxbarasha La’aanta Jiilka Da’da Yar! ?